Deeq A. Posted May 6, 2020 Barnaamijka Waayihii Shabelle oo ah barnaamij gaar ah ayaa waxaan ku eegi doonaa marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Shabelle oo maanta 18-sano jirsatay. Waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya, Cabdullaahi Cismaan Sheekh Axmed (Cadaani) iyo Safiyo Cismaan Cabdulle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/WAAYIHII-SHABELLE-6-5-220-OKOK-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites