Deeq A. Posted April 29, 2020 Jubaland ayaa maanta oo Arbaco ah wuxuu shaacisay in wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedkaas laga helay Coronavirus. Wasiir Mahad ayaa wuxuu noqonaya qofkii lixaad ee ku sugan degaanadda maamulkaas oo uu soo rito caabuqaas faafa. Sidda ay wararku sheegayaan, xaaladda caafimaad ee wasiirka waa mid xasiloon, balse wuxuu ku jiraa karantiil gaar ah. Shaacinta Jubbaland ayaa kusoo aadeysa xilli maanta kiisaska cudurka ee guud ahaan waddanka ay gaareen 528 markii 54 kiis laga helay Muqdisho. View the full article Share this post Link to post Share on other sites