Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ka jira in Galmudug laga helay kiis Covid-19 ah?

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta beenisay in kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Coronavirus laga helay gobolka Mudug.

Wasiirka wasaaraddaasi, Naciimo Maxamed Catoosh ayaa Shabelle u xaqiijisay in been abuur uu yahay warka sheegaya in kiis ka mid ah cudurka laga helay maamulkaasi.

Sidoo kale Naciimo ayaa tilmaamtay inuu jiro qof laga shakiyey, islamarkaana loo soo gudbiyey magaalada Muqdisho, si baaritaan loogu sameeyo.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/War-Cali-gaab.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this