Deeq A. Posted April 19, 2020 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay 29 kiis cuusb oo ah Coronavirus. War-saxaafadeed ayay ku sheegtay in tiradda guud ay haatan noqoneyso 164, marka lagu daro xaaladahaan maanta soo kordhay. Bayaanka ayaa u noqdaa sidda tan; 19 April 2020: Warbixinta maanta ee COVID-19 Baaritaanadii maanta la sameeyey, waxaa cudurka COVID-19 laga helay 29 qof. > Lab: 21 > Dhedig: 8 > Bogsasho: 1 > Tirada guud: 164 Dowladda Soomaaliya oo muhiimadda koowaad siineysa ka shaqeynta bed-qabka bulshada, ayaa dadaal xooggan ugu jirta xakameynta faafitaanka iyo saameynta cudurkaan dhibaatada badan ku haya caalamka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites