Sign in to follow this  
Deeq A.

Maleeshiyaad hubeysan oo dil ka geystay duleedka Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba ruux ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaasi oo la tilmaamay in dilkooda ay ka dambeeyeen maleeshiyaad hubeysan.

Wararka ayaa sheegaya in labada ruux ee ladilay ay heeb-ahaan ka soo jeedaan mid ka mid ah beelihii dhowaan ku dagaalamay deegaano hoostaga magaaladadaasi.

Mid kamid ah dadka deegaanka ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey, sida ay wax u dhaceen

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

120107_010

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this