Deeq A. Posted April 15, 2020 Laba ruux ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaasi oo la tilmaamay in dilkooda ay ka dambeeyeen maleeshiyaad hubeysan. Wararka ayaa sheegaya in labada ruux ee ladilay ay heeb-ahaan ka soo jeedaan mid ka mid ah beelihii dhowaan ku dagaalamay deegaano hoostaga magaaladadaasi. Mid kamid ah dadka deegaanka ah oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyey, sida ay wax u dhaceen Halkaan hoose ka dhageyso codka. 120107_010 View the full article Share this post Link to post Share on other sites