Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Hadashay Xanuunka Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Madasha xisbiyada qaran ee dalka ayaa war ka soo saartay xanuunka Coronavirus kaas oo ka dilaacay dalka lagana diiwaan geliyey kiisas dhowr ah, oo isugu jiro dhimasho iyo kuwo uu soo ritay xanuunka, isagoo sameyey korar 24-kii saac ee ugu dambeyey.

Warsaxaafadeedka soo baxay madasha ayaa lagu sheegay in loo bahan yahay in wixii tabar tacaal ah la isugu geeyo sidii loo samatabin  lahaa dadka uu soo ridanayo xanuunka, guddoomiye Shariif Sheeikh Axed oo hadlay ayaa ka digay in la siyaasadeeyo xanuunka COVID-19.

                                                                    Halkaan Ka Akhriso

Image may contain: text

Image may contain: text

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this