Deeq A. Posted April 13, 2020 Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan M/ Muqdisho ayaa ka hadlay sida ay u arkaan bandowga, xilliyada habeenkii ah ee ay dowladda Soomaaliya saartay caasimadda. Dadweynahan oo la hadlay Shabelle ayaa qaarkood waxa ay soo dhaweeyeen, tallaabadaasi, halka kuwa kalena ay ku dhaliileen dowladda federaalka. Halkaan hoose ka dhageyso codadka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/aaa-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites