Deeq A. Posted April 12, 2020 Sawirradii Dunida ugu soo jiidashada & Saameynta Badnaa Todobaadkan Kal-kaaliso caruurta markaasi dhalatay u xireyso qalabka difaaca wajiga ee ka hor tagga coronavirus iyadoo ku sugan isbitaalka Princ ee Thailand. Dad xiran maskaraatiga afka lagu duubto oo ka shaqeeynaya shikadda gawaarida sameysa ee Honda Waxay usoo baxeen iney mada-daaliyaan caruurta Falastiiniyiinta ee guryaha ugu jira cabsida laga qabo xanuunka Corona awgeed Farriin qoraal ah oo lagu dhajiyay Xarunta CHURCHIL, taas oo ah ”Si dhakhsiya u soo caafimaad” Farriinta ayaa la daabacay ka dib markii raysal wadsaaraha UK Boris Johnson loo gudbiyay xarunta lagula tacaallo dadka uu aadka u soo ritay fayraska Corona. Qaraabada dadkii ku le’day magaalada Guayaquil oo ah magaalada uu aadka u saameeyay dalkaasi Ecuador. Ilaa 24 milyan oo qof ayaa daawaneysay markii boqoradda Ingiriiska Elizabeth II ay qaranka khudbad u jeedineysay. Waa iftiinka ka soo baxaya qolalka hoteelka Bogor, Indonesia, kaasi oo looga gol leeyahay in lagu dhiirageliyo shaqaalaha caafimaadka ee la tacaalaya xanuunka Covid-19. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites