Sign in to follow this  
Deeq A.

Qofkii labaad oo caabuqa Corona ugu dhintay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha u naxariistii waxaa maanta isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday wasiiru dowlihii wasaaradda Cadaalada Hirshabelle, Xildhibaan Khaliif Muumin, kaas oo muddooyinkii la soo dhaafay la xanuunsanaa cudurka Coronavirus.

Geerida ku timid mas’uulkaasi ayaa waxaa Shabelle uga warbixiyey, wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka HirShabelle, Mudane Muxudiin Mukhtaar Macalin.

Marxuumka ayaa noqonaya qofkii labaad ee cudurka Coronavirus ugu geeriyooda gudaha magaalada Muqdisho.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/cod.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this