Deeq A. Posted April 12, 2020 Sida ay Goobjoog News u xaqiijisay wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya qofkii labaad ayaa xanuunka COVID-19 ugu geeriyoday magaalada Muqdisho oo lagu karaantiilay. Allah u naxariistee muwaadinka labaad ayaa ahaa wasiirudowle ka tirsanaa dowlad goboleedka Hirshabeelle oo dhowaan laga keenay magaalada Jowhar oo uu ku soo ritay xanuunka waxaana lagu magacaabijiay Khaliif Muumin. Muwaadinka maanta u geeriyooday xanuunka ayaa waxaa uu noqonayaa qofkii labaad oo xanuunka Coronavirus ugu geeriyooda dalka gudihiisa , waxaana sidoo kale wasaaraddu diiwaan gelisay ilaa 25 kiis oo la jiifa Covid-19. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites