Sign in to follow this  
Deeq A.

Cudurka Covid19 Oo Si Weyn Ugu Faafaya Soomaaliya+ Aragtida Dadweynaha Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Soomaaliya ayaa waxaa sii faafaya cudurka COVID-19 oo illaa iyo iminka la diiwaangeliyey 20 qof oo u badan bahda caafimaadka oo ah dhakhaatiir oo la xaqiijiyey in cudurkani uu soo ritay. Hal qof ayaa la xaqiijiyay in illaa iyo haatan uu COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya, halkan hoose ka DAAWO warbixin

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this