Sign in to follow this  
Deeq A.

Degdeg: Isbitaal Digfeer Oo Loo Xiray Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar aan goordhow helnay ayaa sheegaya in guud ahaan albaabada loo laabay oo Coronavirus dartiis loo xiray, lana istaajiyey shaqada isbitaalka ugu weyn Soomaaliya ee Digfeer

Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka oo la hadlay Goobjoog News ayaa goordhow xaqiijiyey iney xireen isbitaalka oo aaney qaabili doonin bukaanno aan ka aheyn kuwa qaraxa haleelo, xabad ku dhacday, toorey la dhiig baxayo ama haweeney fool ah.

Arrintan ayaa timid kadib markii saacadihii tagay Coronavirus laga helay 3 dhakhtar oo ka tirsan isbitaalka.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this