Deeq A. Posted April 11, 2020 Faylasuufkii weynaa ee Giriiga, Socrates (c. 470 – 399 BC), ayaa laga hayaa inuu yiri: “Sirta isbeddelka ma’aha la dagaalanka iyo burburinta noloshii hore, balse waa inaad tamartaada oo dhan isugu geysid dhisidda nolol cusub oo la jaanqaadi karta waaqica aad ku nooshahay”. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites