Deeq A. Posted April 11, 2020 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay colaad beeleedyada maalmihii dambe laga soo sheegayey qaar ka mid ah gobollada dalka. Ugu horreyn Xasan Sheekh ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay in xilligan Soomaaliya ay ka dhacaan dagaal beeleedyo, iyadoo dalka uu ku sii baahayo Fayruska Corona. Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay beelaha diriraya inay dagaalka joojiyaan, islamarkaana ay wadahadal ku dhameeyaan colaada u dhexeysa. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/xaa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites