Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo Soomaaliland, Wadahadal Mise Wadahadallo?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa la yidhi oo lagu celceliyey Somaaliya iyo Somaaliland waa in ay wada hadlaan. Waa hadal wanaagsan ee maxaa ay ka wada hadlayaan? "Mushkilada midnimada iyo goosashada"(Sida Soomaaliya tidhaa) ama gooni-isutaaga(sida Soomaaliland tidhaahdo); ha ka wada hadlaan oo ha ka heshiiyaan baa la yidhi.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this