Sign in to follow this  
Deeq A.

Filish oo dhagax-dhigay xaruntii hore ee Baarlamaanka

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane, Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Dhagax dhigay dhismaha xarunta Taariikhiga ah Ex-Baarlamaan oo ku taalla Degmada Boondheere.

Ujeedka Dhagax dhigga ayaa ah mid ay Dowlada hoose ee Xamar ay ugu talagashay in dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyo xaruntani si Bulshada ay ugu soo dalxiis tagaan ugana bogtaan Taariikhda ay goobtani leedahay, maaddaama xarun u ahayd Barlamaankii ugu horreeyay ee Soomaaliya ee 1960.

Xaruntan ayaa sidoo kale ka mid noqon doonta goobaha loogu talagalay in lagu dabaal dago Maalmaha xorriyadda.

Dhagax2.jpeg Dhagax3.jpg Dhagax4.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this