Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Baraawe oo bilaabay wacyi-gelinta Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose, Cumar Sheekh Nuur oo la hadlay Radio Shabelle ayaa sheegay inay wacyi-gelin looga hortagayo cudurka Coronavirus ka bilaabeen magaaladaasi oo ah caasimadda rasmiga ee K/ Galbeed.

Mr. Cumar ayaa tilaamay inay shacabka siiyeen talooyin caafimaad oo ku aadan khatarta cudurkaasi, isagoo ugu baaqay inay muujiyaan taxadar iyo feejignaan.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in hakad la geliyey meelaha ay dadka isugu yimaadaan iyo sidoo kale goobaha waxbashada ee degmada Baraawe.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Wax.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this