Sign in to follow this  
Deeq A.

Rag dil ka geystay Dhuusamareeb oo la xukumay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay, Maxamed Cabdi Nuur Geeddi (Madax-yareey) oo horay u dilay marxuum, Shaafici Cabdi Xaaji Diiriye.

Maxkamadda ayaa sidoo kale Shan Sano oo xabsi Ciidan ah ku ridday, Maxamed C/wali Xasan (Boqol) oo ay ka billaabatay shaqaaqadii lagu dilay marxuumkaas.

Dilka marxuum Shaafici Cabdi Xaaji Diiriye ayaa ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug 28-kii bishii Maarso ee Sanadkan 2020-ka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this