Deeq A. Posted April 4, 2020 Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in laga helay Soomaaliya Labo kiis oo cusub oo ah cudurka Coronovirus dadka qaba caabuqaan mid waa ajanabi, midna waa muwaadin Soomaaliyeed. Warbixin kooban oo la soo dhigay pege-ka Wasaaraadda caafimaadka XFS ayaa lagu yir guud ahaan 7 qof oo Soomaaliya joogta ayaa qaba cudurka Covid 19. View the full article Share this post Link to post Share on other sites