Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 04-04-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in tirada dadka qaba COVID-19 ay gaartay 7 ruux, oo ajaaniib iyo Somali isugu jira.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi ugu baaqday in safaaraddu sii xirnaan doono todobadyo kale.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Norway ayaa soo dhaweysay deyn cafinta Kooxda Paris, oo ay ku mideysan yihiin dalal badan, iyo deyn dhaafka Bangiyada Adduunka iyo Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaa markale dalbatay joojinta dagaal beeleedka Duleedka Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Anfac Aadan Cabdi

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/saakay-iyo-goobjoog04-04-2020.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this