Sign in to follow this  
Laba-X

Allaylehe Dumarku...

Recommended Posts

Laba-X   

Saddex dab ayey kaa ceshaan...

 

dabkii caruurta, dhaqidooda iyo xanaanayntooda

dabkii cuntada, diyaarinteediyo karisteeda

dabkii shahwada iyo dareenkiyo damiirkii kululaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pujah   

waxa jira sadex abaar,

abaar geel ,abaar dumar iyo abaar rag.

Abaar geel waa ilko laaan,

abaar dumar waa arin laaan ,

abaar ragna waa ubad laaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loooooooooooooooool@Pujah ,,,,,,,, :D:D

 

 

anigu si kele ayaan u dhigi lahaa:

 

Abaar dumar waa rag laáan

Abaar rag waa dumar la'aan

Ubad la'aantu waa abaarta labadoodaba :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

looooooool@Pujah

 

Waxaa la yiri Saddex Saddex Lagama Daayo

 

- Xoola u heesid lagama daayo,

- Awrna hogaan lagama daayo

- Haweena sheeko lagama daayo,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this