Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 02-04- 2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah:

Madaxweyne Farmaajo Oo Cafis Madaxweyne U Fidiyey 148 Maxbuus Oo Ku Jiray Xabsiyada Dalka

Taliska Booliska Magaalada Cadaado Oo Howlgal Ku Soo Qabtay Maandooriyayaal isugu jira Khamri iyo Xashiish

Magaalooyinka ugu waa weyn ee deegaanada Puntland oo la sheegay in uu ka dhaqan galay bandowgii ay soo saareen madaxda maamulka Puntland

Ra’iisul Wasaare Khayre oo sheegay ilaa amar danbe in ay hakad ku sii jiri doonaan waxbarashada  iyo kulamada dad weynaha

Kaaliya caafimaad oo Soomaali ah kuna sugan dalka Fiilan ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay Fayruska Corona oo isaga laga helay

Maamulka  Gobolka Hiiran Oo   Sheegay  In Ay Gacanta Kusoo Dhigeen     Nin Xaskiisa Ku Dilay Magalda Baladweyn Ee Gobolka Hiiran

Haddaba halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Bashiir Beerdaro

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar-waredka-galabnimo-02-04-2020-ok.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this