Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo Tacsi Tiiranyo leh u diraya Qoysaskay ka baxeen….

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, saaxiibadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xuseen " Nuur Cadde".

Ilaahay waxa aan u weydiinayaa dambi dhaaf, iyo in uu ku hubsado jannatul firdowsa. Aamiin pic.twitter.com/5IjHkK3q9P

— Abdirahman Cirro (@CirroSL) April 1, 2020

Tacsi Kale:-

Waxa aan tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo saaxiibadii uu ka baxay AHU Xasan Jaamac Muuse oo xalay ku geeriyooday Dalka Norway, si gaar ah waxa aan u tacsiyadeynayaa Marxuumka walaalkii Ganacsade Cabdillaahi Jaamac Muuse, samir iyo iimaan, Rabina Jannaddii ha geeyo. Aamiin pic.twitter.com/rauOAnCvJr

— Abdirahman Cirro (@CirroSL) April 2, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this