Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya Oo Tirada Dadka Uu Ku Dhacay Coronavirus Gaadhay 81 Qof Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Tirada dadka uu soo ritay cudurka Coronaviras ee dalka Kenya ayaa gaadhay 81 qof iyadoo 22 qof laga helay cudurka Arbacadii shalay, Hase yeeshee dowlada Kenya ayaa sheegeysa in xaaladda bukaanada ayna halis ahayn marka laga reebo hal qof oo xaaladiisu ayna wanaagsanayn.

Wasiirka caafimaadka Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay in dadka ugu dambeeyay ee laga helay cudurka ay 13 yihiin rag halka sagaalna ay haween yihiin.

Mr Kagwe ayaa intaa ku daray in bukaanada cusub ee laga helay cudurka ay 18 yihiin Kenyan,Labo Pakistan ah iyo laba u dhashay dalka Cameroon.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this