Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Shaacisay Sababta Ay U Joojin Wayday Duulimaadyada Diyaarada Ethiopian Airlines

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ayna joojineyn duulimaadyada ay diyaarada Ethiopian Airlines oo ku timaado madaarka magaalada Hargeysa, xilli Somaliland laga helay laba Kiis oo la xidhiidha Coronavirus.

Somailand ayaa weli ku adkeysaneysa in ayna joojin duulimaadyada diyaaradaasi oo tagta waddamo uu cudurkaasi faro ba’an ku hayo, iyadoona la aaminsan-yahay in gudaha Somaliland ay iyadu horseeday in laga helo Kiisas la xidhiidha fayruska Corona, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this