Deeq A. Posted April 2, 2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Laamaha Amniga oo Gacanta ku dhigey Nin xaaskiisa diley Bandow ka dhaqan galay Guud ahaan deegaannada Puntland Madaxweyne Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Mudane Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo ku geeriyooday magaalada London Madaxweynihii hore ee dalka Md. Shariif Sh.Axmed ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid AUN Ra’iisul wasaare Nuur Cadde. Ra’iisul Wasaare Khayre oo sheegay ilaa amar danbe in lahakin doono waxbarashada iyo kulamada dad weynaha Taliska Ciidanka Xooga Dalka Ayaa Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Laba Sargaal Oo Ka Tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/saakay-iyo-goobjoog-02-04-2020.mp3 Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Bashiir Beerdaro Iyo Muno Maxamed Nuur Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites