Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye C/raxman Cirro oo si taxadar leh uga hadlay qadiyada 2 qof oo laga helay xanuunka Coronavirus+Fariin uu u diray Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka reer SL waxa aan si weyn ugu adkaynayaa in ay si buuxda ugu hoggaansamaan tilmaamaha, talooyinka iyo awaamiirta Guddida Qaran ee ka hortagga cudurka COVID-19, maadaama safmareenka koroona labadii xaaladood ee ugu horteeyey laga helay dalkeena SL. Allow naga nabadgeli. pic.twitter.com/sNbXV1ozcd

— Abdirahman Cirro (@CirroSL) March 31, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this