Sign in to follow this  
Deeq A.

Askar dil loo heysto oo maxkamadeyn u bilaabatay

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dacwad loo heysto askar ka tirsan ciidamada dowladda oo loo heysto dil dhowaan gudaha magaalada Dhuusamareeb loogu geystay, marxuum Shaafici Xaaji Diiriye.

Askartaan ayaa waxa ay ka mid yihiin ilaalada gaarka ah ee Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey) oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Dhageysiga dacwada ayaa waxaa goob-joog ah guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida, Senator Dhagey iyo ehellada labada dhinac.

Halkaan hoose ka dhageyso warabixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/aa.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this