Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalada Somalida Mareykanka oo laga deyrinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Maxamuud Muuse Xasan (BBC) oo ka mid ah siyaasiinta xisbiga dimuquraadiga ee gobolka  Minnesota, islamarkaana u dooda xuquuqda Soomaalida Maraykanka ayaa Radio Shabelle u sheegay inay sii korortay tirada dadka u geeriyoonaya Coronavirus.

Mr BBC ayaa sheegay in gabi ahaan la xanibay dhaq dhaqaaqa dadka, si uusan u faafin cudurka COVID19 oo si weyn fara ba’an ugu haya dalal ku yaalla caalamka.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dowladdu ay shacabka u qorsheysay dhaqaalo looga taageerayo dhanka nolosha, maadaama la joojiyey isku socodka dadka.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/bb.mp3

 

 

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this