Deeq A. Posted April 1, 2020 Maxamuud Muuse Xasan (BBC) oo ka mid ah siyaasiinta xisbiga dimuquraadiga ee gobolka Minnesota, islamarkaana u dooda xuquuqda Soomaalida Maraykanka ayaa Radio Shabelle u sheegay inay sii korortay tirada dadka u geeriyoonaya Coronavirus. Mr BBC ayaa sheegay in gabi ahaan la xanibay dhaq dhaqaaqa dadka, si uusan u faafin cudurka COVID19 oo si weyn fara ba’an ugu haya dalal ku yaalla caalamka. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dowladdu ay shacabka u qorsheysay dhaqaalo looga taageerayo dhanka nolosha, maadaama la joojiyey isku socodka dadka. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/bb.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites