Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog 1-4- 2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodobada aad ku dhageysan  doontaan barnaamij wareed galabnimo waxaa ka mid noqon doono

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey in uu Maanta ku geeriyoodey Magaalada london ee dalka Ingiriiska,halkaas oo maalmihii la soo dhaafay uu ku xanuun sanayay.

Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in fashiliyeen qaraxyo laga soo abaabulay Gobolka Shabellaha hoose.

Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnest International ayaa Taliska Mareykanka ee qaaradda Africa kuu eedaysay dilka dad rayid ah.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa shegtay in lacag dhan Hal Bilyan oo dollar laga cafiyay Dowladda Soomaliya.

Waxaana idiin Akhrin doon wariyaasha:

Kala ah

Hanad Cali Guuleed iyo Maariyo Haarliin

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar-waredka-galabnimo-01-04-2020.mp3-ok.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this