Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 31-03-2020

Recommended Posts

Deeq A.   

Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin:

Puntland ayaa Goob fagaaro ah ku gubtey Jaad si qarsoodi lagu soo geliyey Magaalada Boosaaso, xilli ay Xukuumadda Maamulkasi ay hore u shaacisay in la mamnuucay.

Xadka Dhulka Ah Ee Ay Soomaaliya La Wadaagto Dowladaha  Kenya iyo Itoobiya oo furan

Wasaaradda Awoqaafta & Arrimaha Diinta iyo Culumada Soomaaliyeed ayaa dadweyanaha kula taliyay inay guryahooda ku cibaadeystaan, lana fasaxo Dugsiyada lagu barto Qur’aanka.

Dadka ka sheqeeya sarrifka lacagaha qalaad ayaa sheegay in  hoos u dhac ku yimid ganacsigooda, kaddib markii uu duida ku faafay Caabuqa COVID19.

Shan Musharax ayaa isu soo diiwangeliyay xilka Guddomiyaha iyo kui xigeenka Baarlamanka Maamulka Koonfur Galbeed.

Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Macruuf Xaaji

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/saakay-iyo-goobjoog-31-03-2020.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this