Sign in to follow this  
Deeq A.

Sababta xilka looga qaaday Caraale oo la shaaciyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenka HirShabelle, Daa’uud Xaaji Cirro ayaa faah faahiyey xilka qaadistii lagu sameeyey guddoomiyihii gobolka Hiiraan, Mudane Cali Muxumad Caraale.

Cirro ayaa sheegay in arintaan ay la xariirto isbedallada dhanka maamulka ah ee HirShabelle, si loo sii amba qaado dardar-gelinta howlaha horyaala maamulkaasi.

Sidoo kale afhayeenka ayaa guddoomiyaha cusub ee Hiiraan oo loo magacaabay, markii sadexaad, Cali Jeyte Cismaan u rajeeyey inuu u fudueeyey mas’uuliyadda loo igmaday.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Zaki-1-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this