Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo tacsi Tiirnayo leh u diray Qoysaska……

Recommended Posts

Deeq A.   

Ilaahay naxariistii janno ha siiyo Maxamed Qowdhan Cilmi oo ku geeriyooday UK, waxa aan ka si gaar ah uga tacsiyadeynayaa geeridiisa, Qoyskiisii, qaraabadiisii, xigtadiisii iyo asxaabtiisii oo aan leeyahay samir iyo iimaan Marxuumkana Jannatul firdowsana Rabi ha ugu deeqo. Aamiin pic.twitter.com/97GTUmyAdY

— Abdirahman Cirro (@CirroSL) March 28, 2020

Ilaahay naxariistii janno ha siiyo Axmed
Muxumed Caynaanshe Guuleed oo ku geeriyooday London, waxa aan ka si gaar ah uga tacsiyadeynayaa, Qoyskiisii, qaraabadiisii, xigtadiisii iyo asxaabtiisii oo aan leeyahay samir iyo iimaan, Marxuumkana Jannatul firdowsana Rabi ha ugu deeqo. pic.twitter.com/QVLwLVedPs

— Abdirahman Cirro (@CirroSL) March 27, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this