Sign in to follow this  
Deeq A.

Suugaan Jacbura oo lagu cabiray Xanuunka Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   
Suugaan Jacbura oo Somali/Englisha oo lagu cabiray 
Xanuunka Coronavirus
  
Guryaa dhex stay gareeya
Albaabka close gareeya
Adeega online gareeya
Sankiyo afka cover gareeya
Yaan laysku sneeze garaynin
Qof yaanu qof meet garaynin
Gacanta handshake garaynin
Socdaalka avoid gareeya
Gloves-yo wear gareeya
Gacmaha taydh wash gareeya
Allaah idin help garayne
Salaada pray gareeya.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this