Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Caymoy oo walaac ka muujiyey amniga Sh/Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Maxamed Maxamed Cumar Caymoy oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka oo shir saxaafadeed ku qabtay Jowhar ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee Sh/Dhexe.

Caymoy ayaa sheegay in amniga jidka isku xirta Muqdisho iyo Jowhar uu yahay mid aad u liita, islamarkaana ay halis ay ku tahay Al-Shabaab oo mararka qaar weeraro ka fulisa.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in burbur xoog leh uu ka jiro wadadaasi oo aan wax dayactir ah helin, kadib markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe ee dalka.

Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay shacabka maamulka HirShabelle inay isku tashadaan, islamarkaana ay ka shaqeeyaan horurmarka deegaanadooda.

Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/War-Cali-Taliye-jowhar.mp3

 

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this