Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaladda degmada Buurhakaba oo Degan

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya G/Baay ee ayaa sheegaya in saaka ay dagan tahay xaaladda degmada Buurhakaba oo ay ku dagaalameen ciidan ka wada tirsan K/Galbeed.

Iska hor imaadka oo ka dhacay gudaha degmadaasi ayaa waxaa ku dhintay illaa 2 askari iyadoona ay ku dhaawacmeen 2 kale oo ka tirsan ciidanka daraawiishta maamulkaasi.

Mid ka mid ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda oo ku baxay xiisadaasi ayaa Shabelle uga warramay sida ay wax u dhaceen iyo haatan sida ay tahay xaaladda.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Jaamac-1.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this