Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo joojisay duulimaadyada gudaha dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada XFS ayaa waxaa lagu sheegay in si KMG ah loo joojiyey duulimaadyada gudaha, sababo la xariira Corona.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in beri wixii ka dambeeya la mamnuucay diyaaradaha isaga kala goosha gudaha, marka laga tago kuwa sida daawooyinka iyo raashinka.

Sidoo kale wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ayaa shaacisay in amarkii lagu joojiyey duulimaadyada caalamiga ah uu weli sidiisii yahay, illaa amar dambe.

Halkaan hoose ka aqriso:

91207270_10158245254301214_4903868391556644864_n-696x902

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this