Deeq A. Posted March 28, 2020 Iyadoo wadanka Sweden uu ka mid yahay dalalka uu saameeyay cudurka Coronavirus ayaa waxaa si gaar ah looga deyrinayaa xaaladda Soomaalida ku dhaqan dalkaasi. Illaa lix ruux oo Soomaali ah ayuu horay ugu dilay cudurka Corona Sweden, gaar ahaan magaalada caasimadda ee Stockholm oo Soomaali badan ay ku nool yihiin, haatana waxaa la soo sheegayaa inay jiraan Soomaali kale oo uu cudurku ku dilay dalka Sweden Maxamed Amiin Cadow oo ka tirsan Shabelle oo ku sugan magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa ka warramaya xaaladda guud. Halkaan hoose ka dhageyso codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-mahad.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites