Sign in to follow this  
Deeq A.

Cudurka Corona oo fara ba’an ku haya Soomaalida Sweden

Recommended Posts

Deeq A.   

Iyadoo wadanka Sweden uu ka mid yahay dalalka uu saameeyay cudurka Coronavirus ayaa waxaa si gaar ah looga deyrinayaa xaaladda Soomaalida ku dhaqan dalkaasi.

Illaa lix ruux oo Soomaali ah ayuu horay ugu dilay cudurka Corona Sweden, gaar ahaan magaalada caasimadda ee Stockholm oo Soomaali badan ay ku nool yihiin, haatana waxaa la soo sheegayaa inay jiraan Soomaali kale oo uu cudurku ku dilay dalka Sweden

Maxamed Amiin Cadow oo ka tirsan Shabelle oo ku sugan magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa ka warramaya xaaladda guud.

Halkaan hoose ka dhageyso codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/03/Cod-mahad.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this