Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo xirtay xuduuda Ethiopia iyo Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqday inay gabi ahaan maanta xireyso xuduudaha laga soo galo maamulkaasi, si looga hortago Coronavirus.

Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in laga bilaabo lixda Makhribnimo ee maanta ay xiran yihiin xuduuda ay la wadaagto maamulka Somaliland iyo dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.

Sidoo kale qoraalkaan ayaa waxaa lagu sheegay in Puntland ay joojineyso qaadka uga yimaada dhinaca wadanka Itoobiyta Itoobiya.

Halkana hoose ka akhriso:

d

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this