Deeq A. Posted March 28, 2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Puntland ayaa maanta dhaqan gelin doonta joojinta qaadka, si looga hortago faafidda Caabuqa COVID19. Madaxweynaha Somaliya ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u hoggaansamaan Talooyinka Caafimaad ee Bad-qabkooda la xiriira. Dowladda Maryeykanka ayaa soo dhoweysay hannaanka deyn-cafinta Dowladda federaalka Somaliya iyo guulaha ay ka gaartay shuruudihi ku xirnaa. Shaqada Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa la xiray in muddo arrimo la xariira Xanuunka COVID-19. Haddaba, halkaan ka dhageyso qodobadaasi oo intaas ka faahfahsan, waxaana soo jeedinaya Hanad Cali Guuleed iyo Anfac Aadan https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2020/03/saakay-iyo-goobjoog-27-03-2020-.mp3 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites