Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya Oo Deeq Caafimaad U Soo Dirtay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay inay Somaliland u soo dirtay qaybtii ay ku lahayd deeqdii Alibaba uu u soo diray Afrika, sida ay Wasaaradddu ku baahisay baraheeda bulshada.

Deeqdan ayaa ah qalab loogu talogalay ka hortagga cudurka Coronavirus, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this