Deeq A. Posted March 27, 2020 (SLT-Muqdisho)-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay inay Somaliland u soo dirtay qaybtii ay ku lahayd deeqdii Alibaba uu u soo diray Afrika, sida ay Wasaaradddu ku baahisay baraheeda bulshada. Deeqdan ayaa ah qalab loogu talogalay ka hortagga cudurka Coronavirus, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites