Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Puntland Oo Joojiyey Qaadka Soo Gela Deeganadiisa,Xidhay-na Xuduuda Uu La Leeyahay Somaliland Iyo Itoobiya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Burco(SL-T)Maamulka Puntland Oo Joojiyey Qaadka Soo Gela Deeganadiisa,Xidhay-na Xuduuda Uu La Leeyahay Somaliland Iyo Itoobiya.

Dawlad goboleedka Puntland Ayaa sheegay in La  xidhay xuduudaheeda Dhanka somaliland iyo deegaanka somalida ethopia, wixii sabtida ka danbeeya Sidoo kaloo Maamulka  puntland Wuxuu  joojiyay qaadka soo gela Deegaanada puntland Ee Ka Yimaada itoobiya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this