Deeq A. Posted March 27, 2020 Garowe (SMN) – Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaciyey in uu xiray xuduudka uu la wadaago Somaliland iyo dowlad degaanka Soomaalida, sidoo kalena mamnuucday in wax qaad ah la keeno degaanada maamulkaas. View the full article Share this post Link to post Share on other sites