Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo laga helay Coronavirus

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaaraha waddanka Ingiriiska Boris Johnson, ayaa qoraal uu soo saaray ku xaqiijiyay in isaga laga helay cudurka Coronavirus.

Johnson ayaa sidoo kale sheegay inuu is-geliyey go’doon iskiis ah, balse uu sii wadi doono inuu hoggaamiyo jawaabta ay dowladda ka bixinayso la tacaalidda cudurkaas COVID-19.

MrJohnson, ayaa sidoo kale tilmaamay in maadaama uu is karantiilay, uu shirarka dowladdiisa iyo kuwa Caalamiga ahba kaga qeyb-geli doono khadka Video-ga

Hadda, si iskey ah ayaan isku go’doominayaa, balse waxaan sii wadi doonaa jawaabta dowladda ee cudurkan, aniga oo adeegsanaya shirarka lagu qabto video-ga, innaga oo la dagaalameyna fayruskan.”

PUNTLAND POST

The post Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo laga helay Coronavirus appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this