Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo qalab caafimaad siisey Puntland iyo Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo maanta bilowday qeybinta qalab caafimaad oo loogu talo galay ka diyaar garowga cudurka Corona (COVID-19).

Waxaa maanta qalabkaan lagu wareejiyay Punland iyo Somaliland, waxaana qorshaysan in loo sii dhiibo qoondadooda Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabeelle.

Deeqdan waxay Soomaaliya uga timid Alibaba Foundations.

Image may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standing, sky and outdoor

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this