Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare oo shir guddoomiye kulan xasaasiya oo ku saabsan Amniga Hirshabeelle

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyanaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo looga hadla arrimaha amniga degaannada maamulkaas.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay saraakiil ka tirsan Milatariga,Amisom gudoomiyaasha gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Hirshabeelle

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa guddoomiyaasha Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan shirka kaga dhex dhegaystay xaaladda amni ee degmooyinka gobolladaas

Dhinaca kalana saraashisha ciidamada AMISOM iyo dowladda ayaa lagu wargeliyay in ay sii laba jibaaraan howlgalada ka dhanka ah Alshabaab ee ka socda degaanada maamulka Hirshabeelle.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Waare oo shir guddoomiye kulan xasaasiya oo ku saabsan Amniga Hirshabeelle appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this